Todobaatan jir guursaday gabar 11 sano jir ah iyo falcelin adag oo ka dhalatay

Nin u dhashay gobolka Kano ee dalka Nigeria oo magaciisa lagu sheegay Al-haji ayaa galay caruuskiisa cusub, isagoo 70 jir ah kaasoo gabar 11 jir ah loo guuriyey. Isaga oo ku difaacaya talaabadan odayga da’da ah waxaa uu sheegay in guurkoodu uu ku dhashay jacayl iyo is-afgarad. “Iyadu waa dookheyga, waxaan u guursaday sababtoo ah … Continue reading Todobaatan jir guursaday gabar 11 sano jir ah iyo falcelin adag oo ka dhalatay